what do you know about somalia

hordhac

somalia waxey ku tala geeska africka , waxey leedahy taariikh qoto dheer oo hodan ah 

somalidu waxey kmid yihiin dadka ugu qadiimsan africa, wxaey leyihin dhaqan, af iyo taariikh u gaar ah

maqalkan wxuu iftiimin doona tariikhda somalida, isagoo diirada saaraya qodobo muhiim ah, laga 

bilaabo asalka dadka, dhaqankooda iyo hormarka maanta.


Asalka iyo Qowmiyadaha

 Asalka taariikhiga ah

soomalidu waxey asal ahaan ka soo jeedan dhul ballaaran oo ku yaala  geeska afrika .

qowmiyadaha kala duwan ee somaliya waxey leeyihiin asal qadiimi ah, waxa la aaminsan yhy in somalidu

yihhin dadka ugu horeyey ee dega dhulkas, daraasado dhowr ah ayaa mujinaya in soomalida kamid yihiin

 qowmiyadaha u dhashay dhulka geeska africa .

qowmiyadaha iyo diimaha

qowmiyadaha ugu waweyn somalida wxaa kamida ah, hawiye, dir, isaaq iyo daarood

waxey leeyhin dhaqano iyo caadooyin kala duwan lakin dhamantood waxey wadagan afka

somaliga ah.

diinta islaamka ayaa ah diinta ugu weyn ee somalia, waxa la aaminsan yhy in islamku si 

si qoto dheer u hormariyey dhaqankoda iyo siyaasada dalka.








fanka iyo suuganta

fanka iyo suganta somaliyed waxa kamida ah heesaha, gabayada, iyo ciyaaro dhaqameed

waxeyna leeyihin taariikh qoto dheer ah, heesaha somaliyed 

waxey ka tarjumayan dhacdoyinka taariikhiga ah, jaceylka, dhibatoyinka bulshada.

gabayada oo ah mid kamida fanka ugu caansan waxa ay leyihiin awood weyn oo lagu 

mujiyo dreen, fekir iyo aragtiyo ku saabsan nolasha.










dhaqaalaha iyo ganacsiga

 hababka dhaqaalaha

dhaqaalaha somalida waxa uu ku tiirsan yhy xoolaha, kallumeysiga, beeraha iyo ganacsiga 

xoolaha sida geela, lo,da iyo ariga ayaa ugu muhimsan dhaqalaha dalka.

ganacsatda soomaliyed

ganacsatada somaliyed waxey door muhiim ah ka ciyaran dhaqaalaha iyago

 dhexdhexadinaya badeecadaha gudaha iyo kuwa dibada 








xerirks deriska

somalidu waxa ay xiriir taariikhi ah la leedahay  dowladaha deriska aha sida, jabuuti, kenya

iyo itoobiya.

xiriirkan waxa uu sameyn ku yeeshay dhaqan, ganacsi iyo siyaasada.

inta uu socdo xiriirkan somalida waxa ay ka faa ideysten ganacsi ahaan iyo bedecadaha.











horumarka iyo mustaqbalka

  fursadaha hormarinta

dhaqalaha soomaliya waxa uu wajahaya fursado hormarineed oo badan sida, kallumeysiga 

xoolo dhaqasho iyo ganacsi.

dowlada iyo hay,adaha caalamiga aya ka shaqeynaya sidii loo horumarin lahaa dalka, iyadoo

la tixgalinayo baahiyaha bulshada.

horumarinta kaabayasha dhaqaalaha, sida wadooyinka iyo isgarsinta ayaa muhiim u ah 

horumarka.

rajada mustaqbalka

rajada mustaqbalk somaliya ayaa aha in la helo xasiloni, horumar iyo wada nolaasho.

waxa lgma maarman aha in la xoojiyo nabada iyo isdhex galka bulshada si loo gaaro 

horumae waara .

somaliya wxey leedahy awood buuxda oo ay ku dhisto mustaqbal ifaya, iyada oo ay

taaarikhdeedu u tahay udub dhexaadka horumarkeeda.

Post a Comment

0 Comments