Kooxda kubada cagta ee real madrid ayaa iska diiday joog dheeraha udhashay dalka netherland ee virgil vandijk ayadoo loo aanenayo iney tahay da,diisa
Lama hubo lmana sadalin karo waxa mustaqbalka dhici kara lkn kooda ayaa shegty in shurucda udegsan mid kamida darteed isga riixday daafacan mayalka adag
shurudas ayaa lesla dhex maraya ine tahy in da,da ciyaryahanka walow eey aad u amaaanen waxqabdkisa sanadii danbe from fabrizio romano
sido kale wxa sii kordhaya macquul ahaanshaha ah in ciyaryhanka ey isku kooxda yhiin ee t.alexander arnorld uu goor hore go,aansady mustaqblkisa ayadoo dafaca reer england uu aad u xiisenayo ku biirida kooxda cadcadka ee reer spain
hye tagere midkee la saxiixan lahyd?
0 Comments