dowlada turkiga oo si buuxda ugu hagar baxeysa dowlada somalia

 

dowlada turkiga ayaa mar kle kaalin buuxda ka qadanya sidii ay somalia isga cribtiri lahyd cadowga khawarijta ayaa mar kle elecebtor dagaal casri ugu deeqdy kaso lo yaqaano T129 ATAK 

usbuuc ka hor ayeey ahyd markii dowlada turkiga ay somalia ugu deeqday diyarada dagaal ee loo yaqaano AKINCI taaso duqeymo dhowr ah ka fulisay xarumaha ugu weyn ee argagixisada qaasatan JILIB iyo sh. dhexe.

wxaase cajiib ah in diyardan T129 ATAK ee duuliye ka noqon donan wiilal somaliyed oo tababar buuxa uu siiyey dowlada aan walalha nhy ee turkiga 

waxaa sii xogeysanya awooda xiriir ee labada dowladood kaso hada tagan mid aan la loodi karin

in kasto dowlado qaar isku dayayan sidii ee u xagtin lahayen xiriirka labada dal ka dhexeya

walow haatan aysan u muuqan mid si fudud lgu waxyelyn kro

Post a Comment

0 Comments