Waxa manta diirada saari doonaa warrka xanta ah iyo rasmi ga ah ee suuqa kooxaha caalamka.
1, Real madrid
Kooxda kubada cagta ee real madrid ayaa si der der ah ugu xariiftamysa sidee ku heli lahyd ciyaryahano
dhowr ah oo ugu magac weyn yhy daafaca dambeedka midig ee reer england iyo kooxda kubada cagta ee
liverpool trent alexander arnold , sidoo kale kooxda real madrid ayaa ku raad joogta sidee ku heli lahyd
burburiyaha kood reer spain ee real Sociedad ee martin zubimendi , real madrid aya sido kale doneysa
ineey ka afduubato daafaca aadka loo qiimeyo ee da,a yaraha matala qaranka spain ee dean huijsen
Trent alexander arnold > Real madrid
Real madrid ayaa qandaras 5 sano la geshay dambeedka midig ee kooxda liverpool kaso si beeca xorta
aha ugu biiri doono kooxda real madrid, wada hadalda labada dhinac ayaa bilowday sanadii hore aya ugu
danbeyntii heshiis wda garay kaso mushaar ahan u qadan doona 220,000k asbuucii.
TAA aya ka diiday kooxdisa yaraanta ee liverpool qandaras cusub oo ku qadanayo weekgii 300,000k
jude bellingham ayaa qodob muhiim u ahaa soo xero gelinta ee ninka ay yhiin dhalasho wadaag ee TAA
kooxda real madrid ayaa dooneysa in ciyaryahnka uu qeyb ka noqdo tartanka kooxaha kubada cagta
aduunka kaso bilabanaya 14 bisha june, walow qandarskisa kooxda liverpool uu dhacayo 30 bisha june
Real ayaa ku qasbanan doonta iney burburiso qandraskisa hdii ay donayan inuu qeyb ka noqdo tartanka
kooxaha kubada cagta
Dean huijsen
kooda real madrid ayaa doonysa iney ka af duubato daafac kooxda bournamouth kooxda liverpool kaso
target muhiim ah ka dhigaty daafac da,ada yar, daafaca ayaa mar dhow ka dhawajiyey in uu aad ugu
faraxsan yhy in koox sida real oo kale ay xiisenyso , taaso u wiiqeysa inuu doorbidayo ku biirida
kooxda real madrid
martin zubimendi
kooxda real aya sido kale doneysa iney burburiso qandaraska kubad burburiyha kooxda kooxda real
socedad ee martin zubimendi.
zubimendi ayaa xiiso ka helayo kooxda reer england ee arsenal walow xagagii hore aad ugu dhawady
ku biirida hogamiyasha horyalka english ee liverpool
Liverpool
hogamiyasha horyalka premeir league ayaa si fir fircoon ugu dhex muuqan doonta suuqa kala iibsiga
ee xagaaga ayadoo dhowr bartilmaamod ka eeganysa suuqan xagaaga.
jeremie frimpong
liverpool ayaa u aqoonsaty jeremie frimpong badalka saxda ah ee trent alexander arnold
jeremie frimpong ayaa ku wergiliyey kooxdisa bayern liverkusen inuu doonayo inuu ka tago kooxda
wakiilka ciyaryahanka ayaa u duulay england si uu ula xajowdo kooxda kuada cagta liverpool
Alexander isak > liverpool
liverpool ayaa u aqonsaty alexander isak badalka weerar yahanka reer Uruguay ee darwin nunez kaso
dhalecen kala kulmay tagerayasha caalamka iyo kuwa liverpool
Liverpool ayaa tartan kala kulmeysa kooxda ay xifaltaman ee arsenal, lkn weerar yahanka reer sweden
ayaa ku wergeliyey in kooxda newcastle la xaajooto kooxda liverpool, liverpool ayaa target ka 2 aad ee
booska weeerarka u aqoon satay julian alvarez hadii ay ku fashilanto alexander isak.
dean huijsen
kooxda liverpool ayaa target ka dhigaty daafaca rer spain ee dean huijsen walow tartan adag ay kala \
kulmi doonto boqorada cadcadka ee real madrid, ciyaryahanka ayaa noqon doona midka go,amiya
mustaqbalkisa xagagan.
milos kirkez
kooxda liverpool ayaa dooneysa iney iska xoojiso dambeedka bidix xagaagan ayadoo bartilmamed keda
kowaad ka dhigaty daafaca dambedka bidix ee kooxda bournmouth ee milos kirkez, walow ay jiraan
bartilmamedyo kale oo xoogan sida dambedka bidix ee kooxda ajax ee jarel hato.
Arsenal
Alexander isak
kooxda arsenal ayaa suuqa ugu jirta sidii ay ku heli lahyd weeraryhanka reer sweden walow ay tartan
xoogan kala kulmi donan kooxda liverpool taaso bartilmamkeda 1 aad ka dhigaty alexander isak
kooxda arsenal ayaa u weecan doonta hadii ay weydo isak ayadoo bartilmamed san doonta
ciyaryahanka ay isku xulka yihiin ee viktor gyokeres kaso qaab ciyared an cadi ahen so bandhigay
sanadihii ugu danbeeyey.
Martin zubimendi
Arsenal ayaa sidoo kale suuqa ugu raad joogta burburiye heer sare aydoo ay aad u xiseneyso
ciyaryahanka reer spain ee martin zubimendi, walow ay real madrid hogaminayso tartanka ciyaryahanka
Arsenal ayaa u bartilmamedkeda 2 aad ka dhigaty ciyaryahanka reer brazil ee bruno guimaraes
Taagere yaa jeclan lahyd in koxdada ay laso saxiixato?
arigtidada waa inoo muhiim taagere
0 Comments